Roobab lixaad leh ayaa ku da’ayay Jubbooyinka todobaadkan .
17-10-2009
Roobabkan lixaadka leh ee todobaadkan gudihiisa si xoogan uga da'ay inta badan deegaanada iyo degmooyinka gobolkani Jubbada hoose ayaa waxa ay sababeen in ay joogsadaan isu socodka gaadiidka ganacsiga iyo rakaabka.
Akhriso
Ma caalamka ayaa Somaaliya u diiday inay dhexdooda heshiyaan Mise? .
Waasidee xaalada guud ee jubbooyinka maalmahaan dambe .
17-10-2009
Xaalada guud ee Jubbooyinka ayaa ah mid degan marka laga reebo ciidamo kala raacsan kooxda Al-shabaab iyo Xizbul islaam oo isku hor fadhiya degaano ku xeeran magaalada Kismaayo.
Akhriso
Shacabkii oo niyad jab dhafoorada lahaaysta..
17-10-2009
Musiibadan ayaa dhacday kadib markii dadkii uu shacbiga aaminay ee laga filayay wanaag & kheeyr lagu hungoobay isla markaasna aay cadaatay inaayay aduunkaba lasocon oo ay xidigaha ka heesayaan.
Akhriso
17-10-2009
Saqiir ka bad-baaday tareen dul maray waa qiso cajiib leh oo ka dhacday magaalada Melbourne ee Dalka Australia.
Daawo
Aabe gabar uu dhalay ku deyn baxay.
15-10-2009
Nin beeraley oo u dhashay dalka Bakistaan ayaa iibiyay gabadhiisa sagaal sano jirka ah, iyadoo deyn lagu lahaa uu ku badalay gabadhiisa xilli arintaasi si weyn looga hadal hayo Bakistaan.
Akhriso
Dab Haddii La Yidhaa Ma Afkaa Guban?.
15-10-2009
Maxaa Deegaanka Jubbooyinka Loogu Diiday Dadkooda Inay Danahooda
Maamushaan oo Loo Dulsaran yahay? By Nabaddoon Saxane Qumane.
Akhriso
Nin Mareykan ah oo lagu qabtay xuduuda Kenya & Somaliya.
13-10-2009
Booliska Kenya ayaa daboolka ka qaaday in nin u dhashay dalka Mareykanka Muslimna ah lagu xeray waqooyiga Kenya xilli uu isku dayay in uu u xaluusho xuduuda Somaliya.
Akhriso
Pirates' paradise: Inside Somalia's suffering.
13-10-2009
Film ku saabsan xaaladahii burcad badeedka ee soo mareen iyo sababaha ka danbeeya maraakiibta Nato..
Daawo
Cabaas Gurey oo wacadkumaray inuu kataqalusi doono Axmed islaam .
12-10-2009
Col.Cabaas Gurey oo looyaqaan hada (Seeful Islaam) kana mida saraakiisha sarsare ee Al-shabab oo hada gacanta ku haya magaalada weyn ee kismaayo ayaa wacadkumaray in uu kataqalusidoono Axmed Islaam
Akhriso
FAALO:Alshabaab oo Somalia u furtay qolkii dhibatada.
12-10-2009
Sidaan wada ognahay, Somalia waxaay dagaal kujirtay lagasoo bilaabo 1990 ilaa maanta,
inkastoo dadka qaarkiisa aay rumeeysanyihiin, inuu biloowday, maalinkii laxasuuqay wadaadadii aan waxba galabsan,
shacbigiina u ka-aamusay (1975) oo waxa nagu dhacayna uu yahay caro Alle.
Akhriso
12-10-2009
Ciyaaryahanka u dhashay dalka Ivory Cost ee weerarka uga ciyaara Kooxda Chelsea ayaa la sheegay inuu qabo gabar soomaali oo degan Magaalada London.
Akhriso
Dowlada Somalia oo ciidamo looga qorayo gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya.
11-10-2009
Maxaa ka jira in dowlada Somalia ciidamo looga qorayo gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya warbaxin amuurtaas ku saabsan halkaan ka daawo citizentv.
Daawo
Baaqii ka soo baxay Shirkii Beesha Absame ee ka dhacay London .
Duqa magaalada Gaarisa Maxamed Gaabow ayaa ka walaacsan dhalinyaro loo qoray ciidamada Dkms.
10-10-2009
Duqa magaalada Gaarisa Maxamed Gaabow oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in caruur da,doodu ay u dhaxeyso 18 ilaa iyo 30 laga qoray gobolka Waqooyi bari Kenya kuwaas oo loo sheegay in ay qaadan doonaan mushaaraad dhan £250 bishiiba
Akhriso
Faahfahin dagaalkii xalay ka dhacay Buulo Xaaji.
10-10-2009
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegay in weerarkii xalay ay qaadeen kooxda Al-Shabaab ay ku soo jabeen waxaana ka dhaawacmay ilaa 4 askari oo uu ku jiro sarkaal ka tirsan Maamulka Kismaayo ee Al-Shabaab
Akhriso
Dagaal Ka Dhacay Buulo Xaaji.
09-10-2009
Wararka naga soo gaadhaya jiida hore ayaa sheegaya in caawa faraha ay isula tageen ciidamada Alshabaab iyo Xisbul Islaam meesha lagu magacaabo Buula Xaaji
Akhriso
Soomaalida ku Ganacsada Dalka South Afrika oo Ku Nool Nolol Cabsi ah.
09-10-2009
Soomaalida ku Ganacsada Dalka South Afrika oo Ku Nool Nolol Cabsi ah maadama Lagu Gubo Dukaamada Ay ku Leeyihiin Wadanka South afrika
Daawo
Aljazeera - Riz Khan Interview with Somali President.
09-10-2009
The Somali president discusses the challenges facing his country and what he is doing to tackle them. What hope is there for Somalia when the death toll from fighting continues to rise on an almost daily basis?
Daawo
Maxay tahay sababta ay Islaamiyiinta ugu dagaalamayaan Magaalada Kismaayo?.
09-10-2009
Xog uruurin ay sameysay Website-ka Al-Jazeera ee (Aljazeera.net)ayaa lagu qoray warbixin dheer oo ka hadlaysa sababta keentay in islaamiyiinta ugu dagalamayan magaalada Kismaayo.
Akhriso
Dagaal markale ka qarxay duleedka kismaayo.
08-10-2009
Warar hor dhac ayaa sheegaya in ciidamo gurmad ah Alshabaab ay kasoo talaabeen buundada Buaale iyagoo kusoo jeeda dhanka Kismaayo.
Akhriso
Al-Shabab ayaa Olole been lagu dagaal galinayo ardeyda ka wado Gobolka Waqooyi Barri ee Kenya.
08-10-2009
Xildhiban ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya islamarkaana laga soo doorto gobolka waqooyi bari dalka Kenya oo lagu magacabo C/qaadir Max’ed ayaa sheegay inay jiraan in xubno ka tirsan Al-Shabab
Akhriso
Dagaal ayaa wali waxuu ka socdaa duleedka Kismaayo.
07-10-2009
Dagaal xoogaggan ayaa saaka mar kale dib waxaa uu uga qarxay duleedka magaalada Kismaayo ee xarunta G/Jubada hoose ,dagaalka ayaa ah mid aad u qaraar waxaan uu u dhexeeyaa Xizbul Islaam iyo Al-shabaab
Akhriso
Al-xisbul Islam oo liban ka sheegtay dagaaladii deegaanka Birta-Dheere iyo Janaay Cabdalla .
06-10-2009
Inkstoo soomalia tahay hal wadan oo dadkiisu wada wadaagan diin, luqo iyo dhaqan, hadana qabiilada soomalidu waxay ku kala noolyhiin gobalo iyo deegaamo kala duwan qabiilkastana la ogaaan jiray halka ay xoolihiisu daaqaan ama ka cabaan
Akhriso
06-10-2009
Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo xalay khudbad ugu jeediyay dad kumanaan kun ah Jaamacadda Minnesota ayaa wuxuu sheegay in dagaalka hadda ka socda Soomaaliya uu dhamaay (ka roonaa) dagaalkii qabaa’ilka ee ka dhici jiray Soomaaliya
Daawo
Dagaalkii shalay galab ka dhacay duleedka Afmadoow.
06-10-2009
Wararka naga soo gaaray Degmada Afmadow ayaa waxaa uu sheegayaa in dagaal xoogan oo la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan uu shalay galab ka dhacay inta u dhaxeysa Degaanka Xagar iyo degmada Afmadow
Akhriso
Maxaabiis ay ku jiraan ajaanib oo la keenay Afmadow.
05-10-2009
Warar dheeri ah oo hadda kasoo baxaya aagga hore ee dagaalka saaka iyo xalay kasocdey ayaa sheegaya in Alshabaab loogu xoog sheegtey dagaalkii kasocdey aagga Janaa Cabdalle.
Akhriso
Kooxda Al-shabaab oo cashar lama ilowaan ah lagu siiye Guba- Kibir.
05-10-2009
Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaadhay jiida hore ee dagaalkii duleedka Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in ciidamadii Xisbul islaam ay jab weyn u gaysteen Kooxdii Al-shabaab
Akhriso
Ogeysiis: Jaaliyada Beesha Absame ee UK oo shir ku qabanaysa London .
05-10-2009
Maalinta sabtida saacada 12.30 taariikhduna tahay 10/10/09 uu dhici doona shir lagaga wada hadli doono xaalada ka soo cusboonaatay deegaanada Beeshu degto ee Jubooyinka,
Akhriso
Ogaden Region is Forgotten Land and It's People.
04-10-2009
The Ogaden region of Ethiopia lies between Oromia to the west, the Republic of Djibouti to the north, Kenya to the south and the Somali Republic to the east.It is home to approximately five million people.
Akhriso
Sheekh Shariif"Dagalada ka socda Soomaaliya waa dagaal salka ku haya fikir shisheeye".
04-10-2009
Ma ahan maanta dagaalada ka socda kuwo Qabiil, waa dagaalo salka ku haya fikir shisheeye oo lagu doonayo in lagu qabsado guud ahaan dalka Soomaaliya oo dhan" ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Akhriso
Prof.Dalxa Telefishinka Al-Jaziira ma doonayo inay Soomaaliya ka dhalato Nabad .
04-10-2009
Prof. Maxamed Cumar Dalxa Guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka Soomaaliya oo ku sugan magaalada Nairobi ee Dalka Kenya ayaa eedeyn Ba’an u jeediyay Telefishinka Afcarbeedka ku hadla ee Al-jasiira.
Akhriso
Man marries four women at the same time .
03-10-2009
Nin u dhashay dalka south Africa ayaa waxuu guursaday hal mar 4 haween ah qaabkii uu u dhacay arooskii halka mar 4-ta xaas halkan ka daawo
Halkan ka Daawo
Thierry Henry oo shaaciyay in uu muslimayo .
03-10-2009
Ciyaaryahanka caanka ah Thiery Henry ee reer France ayaa shaaca ka qaaday in uu ku qanacsanyahay diinta Islaamka in uu qaadanayo oo hadana uu ku dhaqmo qeybo ka mid ahba.
Daawo
Maleeshiyo beeleedkii ka bar bar dagaalamay Al-shabaab oo dhac iyo boob ka bilaabay Kismaayo .
03-10-2009
Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maleeshiyo beeleedkii ka qeyb qaatay dagaalkii khamiistii ka dhacay Kismaayo ay bilaabeen inay u dhacaan dukaanada iyo Guryaha.
Akhriso
Dagaal Ka Qarxay tuulada BuuloGaduud tuuledka kismaayo .
03-10-2009
War deg deg ah oo dhowaan na soo gaaray ayaa sheegaya inuu dagaal ka qarxay Buulaguduud dagaalkas oo la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan.
Akhriso
Al-Xisbul Islaam oo digniin culus u jeediyay kooxda Al-Shabaab .
01-10-2009
Maleeshiyaad taabacsan kooxda Al-Shabaab ayaa lagusoo waramayaa in ey gacanta ku dhigeen inta badan magaalada Kismaayo, iyadoona dhinicii kale ee Xisbul Islaam laga saaray goobihii ey ku jireen islamarkaana ey iminka ka dagaalamayaan duleedka magaalada.
Akhriso
01-10-2009
Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta Jubada Hoose ayaa xaqiijinaya in ay sii xoogeysteen dagaaladii ka socday magaaladaas, isla markaasna ay hada dagaaladu ka socdaan Bartamaha magaalada.
Akhriso
30-09-2009
Ugu yaraan Toban qof ayaa ku dhimatay, dad kale oo farabadanna waa ku dhaawacmeen, bus ay saarnaayeen rakaab iyo alaabo, oo ka tagay magaalada Gaarissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, kuna socday magaalada xeebta ku taala ee Mumbasa.
DHAGEYSO
Al-Xisbul Islaam oo u jawaabay kooxda mayalka adag ee Al-shabaab .
Afhayeeenka maamulkii hore oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ciidamada Ururka Xizbul Islaam .
30-09-2009
Afhayeenka Maamulkii hore ee Magaalada Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub oo Saakay la hadlayay Idaacada Andulus ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Ciidamada Ururka Xizbul Islaam.
Akhriso
Warbixin ku saabsan danaha dadka u dhashay Jubboyinka .
29-09-2009
Haddii aad tihiin kuwa daryeelaya danaha dadka u dhashay Jubboyinka ee ISKA leh dagaankaas waa in aad ka xorowdaan tabar darida iyo isku kalsooni darida lagu bartay dadka dagaankaas ka soo jeeda.
Akhriso
Sheekh Axmed Madoobe oo ugu baaqay Al-shabaab in ay yimaadaan miiska wada hadalka .
29-09-2009
Sheekh Axmed Madoobe ayaa siiye wareysi dhinacyo badan tabanaayo idaacada BBCda Somaali ayuu ku eedeeyey in Al Shabaab ay hadda dhufeysyo ka qodanayaan gudaha magaalada.
Dhageyso
Baaq Askumidda Idaacadda Jubba (Radio Jubba).
28-09-2009
Somalidu waa bulsho si weyn u xiisaysa xogta, waxayna isugu gudbisaa habka odhaah afeedka ee word of mouth. Maadaama inta badan bulshadu aysan waxna aqrin waxna qorina.
Akhriso
Banaanbax ka socda magaalada Kismaayo iyadow la filayo in maanta maamul cusub lagu dhawaaqo .
28-09-2009
Wararka saaka ka imaanaya magaalada xeebta ah ee Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in maanta magaalada lagaga dhawaaqi doono maamul cusub kaasoo lagu wado inuu ka arimiyo Kismaayo iyo guud ahaan Gobolada Jubooyinka.
Akhriso
Xaqiiqada wararka Kismaayo .
28-09-2009
Balaayo in la saadaaliyaa ma fiicna. magaaladuna waa nabad. ciidamada magaalada yimid ee uu hogaaminayo Sh. Ahmed M. Islam(Madoobe) waa ciidamo nabadeed ee dagaal uma socdaan.
Akhriso
Waa sidee caawa Xaalada Magaalada Kismaayo.
28-09-2009
Mucaskarka Al-Raaskamboni ee sheekh Axmed madoobe ayaa caawa isku fidiyey dhamaan xaafadahi ay ka baxeen Shabaabka waxaana ka bixitaankooda kadib la maqlayey rasaas dabaal deg u muuqatay oo ay ridayeen kuwa Raaskamboni
Akhriso
Magaalada Kismaayo oo uu la wareegay gacan ku haynteda Sheekh Axmed Madoobe.
27-09-2009
War deg deg ah oo hada nasoo gaadhay ayaa xaqiijinaya in ciidamadii uu horkacayey Sheekh Axmed Madoobe ee xalay seqdii dhexe la wareegeen gacan ku haynta magaalada Kismaayo
Akhriso
Ciidamadii amniga ee maamulka Kismaayo oo la kala diray.
27-09-2009
Warar goor dhow naga soo gaadhay magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ciidamadii amniga ee maamulka magaalada Kismaayo kala tageen ka dib markii ay is khilaafeen gudoomiyaha.
Akhriso
Rayiga aqoonyahanda reer jubbaland.
27-09-2009
waxaan aad iyo aad uga xunahay xaaladaha adag ee cabsida iyo khal khalka galinaya shacabka reer jubbaland ee soo foodsaaray waayadan danbe oo dhan.
Akhriso
Taliyaha Raaskambooni C/laahi Qaylo weyne oo wato ciidan badan oo Kismaayo soo galay.
27-09-2009
waxaa la filayaa in saacadaha soo socda ay magaalada soo gaadhaan ciidamo kale oo uu wato Sh. Axmed Madoobe ,halka la sheegayo in Sh. Xasan Turki u gudbay magaalada Bu’aale oo lagu qabanayo shir ay yeelanayaan madaxda Xisbul Islaam.
Akhriso
27-09-2009
Awoodda Alle meel waliba ayuu ku soo bandhigaa, hadaba wiilkani yar ee u dhashay dalka Alajeeriya waa xaafidul qu`raan, waxa uuna galay buuga mucjisooyinka aduunka lagu qoro.
Daawo Wiilkan
26-09-2009
Sheekh Cali Maxamuud (Dheere) Afhayeenka Xarakada Alshabaab oo lahadlay Saxaafada ayaa ka warbixiyay hadalada sheegaya in Xarakada Al-shabaab iyo Maamulka Islaamiga Kismaayo ay ku dhow yihiin in ay dagaalamaan.
Akhriso
Xukun Tacsiir ah oo Dhalinyaro lagu fuliyay gudaha Kismaayo. .
26-09-2009
Magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose waxaa maamulka cucub ka fuliyay xukuno saddex dhalinyaro ah oo lagu helay iyagoo ku guda jiray falal anshax xumo ah.
Akhriso
Dawlada Talyaniga oo ugu deeqday Dawlada KMGS 4 Million oo Euro ah .
26-09-2009
Wasiirka arrimaha dibadda dalka Talyaaniga Franco Frattini ayaa ka sheegay hadal uu ka jeediyay kulanka ay iskugu yimaadeen kooxda xiriirka caalamiga ah in dawladiisu ay ku taageereyso xukuumada KMGS lacag dhan 4 Million oo lacagta Europe ah.
Akhriso
Sheekh Axmed Madoobe oo wato ciidan badan oo ku soo wajahan magaalada Kismaayo .
24-09-2009
Wararka naga soo gaaraya manta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in maleeshiyo aad u tiro badan oo uu horkacayo Sheekh Axmed Madoobe ka soo dhaqaaqeen degmada Afmadow.
Akhriso
23-09-2009
Xasan Yacquub oo ah afhayeenka maamulkii Kismaayo ayaa xalay wareysi uu siiyey idaacada AL-UNDULUS ee ku hadasha codka shabaabka waxaa uu ku sheegay in gabi ahaan ay iyaga la wareegeen talada maamulka
Akhriso
Waa in ciidamo ka socdo Amisom la geeyaa magaaloyinka Kismaayo iyo Baydhabo.
22-09-2009
Madaxweynaha dalka Uganda President Museveni ayaa ku baaqay in la kordhiyo ciidamada AMISOM ee jooga Somalia si ay u suurtooydo in lagu fidiyo magaalooyin kale oo ku yaala dalka Somalia sida Kismaayo iyo Baydhabo.
Akhriso
Al-Xisbul Islaami oo Maamul Cusub ka sameeyay Luuq.
22-09-2009
Ururka Al-Xisbul Islaami ayaa Galinkii danbe ee Shalay Maamul Cusub ka sameeyay Degmada Luuq ee Gobolka Gedo iyada oo ay Xarakadda Al-shabaab ku tilmaantay Maamulkaasi mid dhibaato ah.
Akhriso